Maanta waxaa booqasho ugu tagnay qaybo kamid ah iskuulada gobolka Banadir waxana kuso aragnay arday aad ugu dhiban dhanka wax brashada qarashaadkooda eysan awoodin waalidiintooda oo la daala dhacaya qutul yoomkooda ha’yadaha adduunka waxaan ugu baaqaynaa inay nagala sacidaan ardaydaas ku dhiban dhanka wax brashada inaan ka caawinno dhanka lacagaha bisha aysan awoodin hayada SASDO waxay ballan ku qaaday ardaydaas inay ka saacidayso dhanka wax barashada iyo qutul yoomkooda
